Xoghayihii Xafiiska R/Wasaaraha oo xilka laga qaaday iyo Mid cusub oo la magacaabay (Daawo Sawirada)

Xoghayihii KMG ee Xafiiska Ra’isul Wasaaraha Xukuumada Soomaaliya ayaa xilka laga qaaday, waxaana maanta xilkaasi si rasmi ah ula wareegay Xoghaye KMG ah oo xilkaasi loo magacaabay. Sida aan Wararka ku heleyno Ra’isul Wasaaraha Xukuumada Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa xilka ka qaaday Xoghayihii KMG ee xafiiskiisa Maxamed Keynaan Xirsi ,kadib markii dhoor mar laga … Continue reading Xoghayihii Xafiiska R/Wasaaraha oo xilka laga qaaday iyo Mid cusub oo la magacaabay (Daawo Sawirada)